(Sawirro) Dayuurado laga soo riday Ruushka iyo Wararkii ugu dambeeyey Ukrine

Ciidamada Ruushka ayaa maanta ku duulay dalka Ukraine ayaa weli sii wada duqeymaha ay ku hayaan gudaha dalkaas. Ukraine ayaa sheegtay in tiro ciidamo ah oo ka soo qulqulaya xudduudaheeda Ruushka iyo Belarus oo ka soo degay xeebta iyagoo ka yimid badda Madow iyo Azov. Ciidamada Ukraine ayaa la dagaalamaya ciidamada Ruushka ee ku sugan … Continue reading (Sawirro) Dayuurado laga soo riday Ruushka iyo Wararkii ugu dambeeyey Ukrine